Akhriso: Magacyada Tobanka dal ee dunida ugu amniga xun oo la shaaciyey & Somalia oo..

Hey’adda Globol Law and Order Index ee falanqeysa Arrimaha amniga caalamka ayaa soo saartay warbixin sannadle ah oo lagu qiimeeyo waddamada ugu amniga badan iyo kuwa ugu amni darrada badan caalamka. Soomaaliya oo ku dhowaad 30 sannadood ku jirtay xaalado degnaasho la’aan ayaa hadda u muuqata mid uga xuub siibaneysa si tartiib-tartiib ah sida ay … Continue reading Akhriso: Magacyada Tobanka dal ee dunida ugu amniga xun oo la shaaciyey & Somalia oo..